Anigoo ah Omar sharif mohamed haashin kana mid ah ardayda I-T-O-M (TAALBUREAU) waxaan halkaan kusoo diraayaa waxbixin kusaabsan habka wax looga barto I-T-O-M.
I-T-O-M waxaan dhigtay ama kabartay luqada Nederlandska modo yar oo kooban mudadaas yar oo kooban waxaan lakulmay macalimiin aad iyo aad u fiican xaga wax barida ardayga anoo aad iyo aad uga faaideytay luqada Nederlandska waana ku faraxsanahay luqada Nederlandka aan kabartay I-T-O-M anigoo aad iyo aad uga mahad celinaaya macalimiinteeyda gaar ahaaneed iyo kuwa guud ee I-T-O-M waa macalimiin si aad udagan kuugu faaideeynaya waxna kuu baraaya mana iloobi doono inta nolosheeyda kadhiman heerka maanta aan taaganahay idinka ayaa igaar siiyay waadna ku mahadsantihiin 100% maanta oo aan ka gudbay inbugeringka Zwola kns iyo gesproken Nederlands guushaasna waxaa iskaleh macalimiinta I-T-O-M iyo maamulaha I-T-O-M mevrouw meryan guushaasna waxaa iskaleh mevrouw lora iyo dhamaan macalimiinta I-T-O-M.
I-T-O-M waa dugsi aad iyo aad wax looga barto luguguna baraayo luqada Nederlandska sidagan oo faafaahsan ama sharax xaga duruusta ah oo faahfaahsan I-T-O-M waa mahadsanyihiin mana iloobi doono.
qore: omar sharif mohamed haashin.